DHAGEYSO:-Go’aamo laga soo saaray arin ka jirtay gaalkacayo

DHAGEYSO:-Go’aamo laga soo saaray arin ka jirtay gaalkacayo

0
SHARE

maamulka gobolka mudug kan dagmada iyo taliska qeybta gobolka booliska gobolka mudug ayaa maantay kulan la qaatey qeybaha kala duwan ee ganacsatada magalada gaalkacayo  kaasooo ku saabsanaa diidmada qeyba kamida lacagta shilin somaliga oo saameyn ku yeelatay nolosha danyarta iyo shacabka magalada galkacyo

ujeedadada kulankaan iyo go aamadii kasoo baxay waxaa kahadlay maamulka degmada iyo taliska qeybta gobolka mudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY