Dhageyso Guud ahan Qudbadihii laga Jeediyay Munaasbadi loo Qabtay isku Dhafka Ciidamada...

Dhageyso Guud ahan Qudbadihii laga Jeediyay Munaasbadi loo Qabtay isku Dhafka Ciidamada Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo, Odayasha Labada iyo Madaxda oo ka Qayb Galay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxa lagu Qabtay Muaasabad Gaar ah oo  Tababar loogu Furay Ciidamo isku Dhaf ah oo loo Sameynayo Magalada Gaalkacyo ciidamadaasi oo ka kala Tirsan Galmudug iyo Puntlnad

Munaasabada waxa ka Qayb Galay Odayaasha Labada dhinac, iyo Sidoo kale Madax ka kala Socotay Maamulada Galmudug iyo Puntland

Hadaba Warbaahinta Hobyomedia.com Waxa ay idin soo bandhigaysa Guud ahaan Qudbadihii laga Jediyay Kulankii Nabada ee Mgaaalada Gaalkacyo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY