Dhageyso isimada Puntland iyo beesha Leelkase oo Madaxa iskula Jira ,iyo go’aan...

Dhageyso isimada Puntland iyo beesha Leelkase oo Madaxa iskula Jira ,iyo go’aan Culus oo Soo baxay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Afhayeenka Isimada Puntland, Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, ayaa sheegay inay Isimada Puntland ka tashandoonaan dacwad ama tabasho uga timid beesha  Leelkase  Daarood, beeshaas oo ka cabanaysa saami qeybsiga gollaha barlamaanka Puntland, oo ay beeshu sheegtay inay ku dulman yihiin.

Isimadu ayaa ka cudur daartay inay goobta shirka go’aan uga gaaraan tabashada beesha Leelkase, waxayna ku qanciyeen inay arrintaan u ciidan badnayaan, maadaama ay jiraan dad badan oo talada wax ku leh oo aan shirka joogin.

Suldaan Jaamac Maxamed Shirre oo kamid ah Isimada Tanade, ayaa sheegay inay muddo 24-aad gudaheed ah jawaab kasoo saarayaan sida ay u arkaan go’aanka  Isimada Puntland.

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY