Dhageyso Kaniisad Dib looga Furay Hargeisa oo keentay arin xiisad ka dhax...

Dhageyso Kaniisad Dib looga Furay Hargeisa oo keentay arin xiisad ka dhax dhalisay bulshada hargeisa iyo somalland oo go,an ka soo sartay kaniisada

0
SHARE

Maamulka Soomaaliland ayaa cadeeyay mowqifkooda ku aadan Kaniisada laga furay Magaalada Hargeysa taas oo Saacadihii la soo dhaafay ay noqotay hadalheynta Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Caalamka.

Wasiirka diinta iyo Aawqaafta Maamulka Soomaaliland Khaliil Cabdilaahi Axmed oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Warka sheegaya in Kaniisad laga dhisay Magaalada Hargeysa ay tahay mid been abuur ah oo dad qaas ah ay soo abaabuleen ,Waxa uu sheegay in Kaniisadaas ay tahay mid horay u dhisneed islamarkaana dayactir lagu sameeyay balse Soomaaliland aysan marnaba ogolaan doonin in Kaniisad Cusub laga dhiso Hargeysa.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY