Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo wali kenya kula la Shiraya Beelaha Galmudug Qaarkood,...

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo wali kenya kula la Shiraya Beelaha Galmudug Qaarkood, arinta ahlusuna oo uu madxweynuhu cadeyay caqadaha wali hortagan

0
SHARE

HM__Xafiiska Kenya Madaxweynaha Maamulka Galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Wali waxa uu kulamo xasaasi ah la yeelanaya Odayaal ,siyaasiyiin iyo sidoo kale Culumo awdiin waxana kulamadaasi looga hadlaya sidii galmudug arinta hada ay ku tagan tahay wax badan  looga qaban lahaa

beelaha galmudug qaarkood ayuu madaxweynaha waxa uu kula kulmay magaalda nairobi waxana la isla soo hadal qaaday arimaha ahlusunna iyo sida wax loga  qaban karo waxana madaxweynaha beelaha xubno ka socday ay  kala hadleen golaha wasiirada uu soo wado iyo sida beelaha ay u kala  heli doonaan

ahmed ducaale gelle xaaf  aya ka hadlay arinta ahlusuna iyo wali caqabadaha hortagan waxana uu shegay in wali ay wadaan dadaal dheraad ah oo ku adan sidi ahlusuuna looga dhaadhicin laha in arimaha galmudug ay si toos ah uga qayb qadan ciidamdana la isku daro

Hoos Ka dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY