Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo sikulul uga hadlay dagaalkii...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo sikulul uga hadlay dagaalkii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Xeraale Galmudug

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sikulul uga hadlay dagaalkii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalkaas islamarkaana ay waxyeelo ka soo gaareyso dad rayid ah oo aan waxba galabsan kuwaas oo dushooda lagu dagaalamay ,Waxa uu sheegay in marnaba Galmudug aysan aqbaleyn in la weeraro dad rayid ah oo meel degan kuwaas oo doonayay in ay aayahooda ka tashadaan.

Hoos ka dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY