Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ka Hadlay Amniga Gaalkacyo Kadib Markii Dil ka Dhacay gaalkacyo dhawan Galmudug ay ku Edeyeen

HM__Xafiiska Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa waxa uu sheegay in uu si aad ah u adkeynayo ammaanka degaanada gobolka Mudug, gaar ahaan qeybta ay maamusho Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa sheegay hadii ay yihiin Puntland, Xukuumad iyo shacab in ay diyaar u yihiin Nabadgalyo, ayna u hurayaan waqti, dhaqaale, rabitaan iyo dulqaad.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ay la hadleen Madaxda maamulka Galmudug, si loo ambaqaado howsha ku aadan sidii gobolka Mudug looga hirgelin lahaa Nabadgelyo dhab ah.

Hoos ka Dhageyso Codka 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Barlmaanka Galmudug oo Ka Digay Dagaal Cusub oo Dhax Mara Galmudug iyo Puntland , Dagaalkaasi oo Mareykanku Rabo in Gaalkacyo uu mar kale ka Bilowdo
- Jul 25, 2017
Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahaliil oo ka tirsan Golaha Wakiilada Galmudug ayaa Dowladda Maraykanka ku ...
Dhageyso Puntland oo ka Hadashay Amniga Gaalkacyo iyo Warar Maal mahan soo baxay
- Jul 25, 2017
Guudoomiya Gobolka mudug xasan maxamed khalif ayaa ka ka hadlay  arimaha amaanka Gobolka iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Ku Xigeenka Gal-Mudug oo Maanta Kulan La qaatay Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobay
- Jul 25, 2017
Wafdi ka Socda  hay’adda   Horumarinta Barnaamijyada  ee  Qaramad Midoobay  ayaa  Gaaray Magaalada Cadaado  si ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Soomaaliya oo dib u soo celiyay sharciga la dagaalanka Musuq-maasuqa
- Jul 25, 2017
Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dib u soo celiyay sharciga la dagaalanka Musuq –maasuqa, kaasoo ...
Daawo Madaxweyne caan ah oo lacag aan caadi aheyn hadiyad ahaan u siiyey dumaashidiis
- Jul 25, 2017
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa haddiyad ahaan u siiyay dumaashidiis $60,000 oo u dhiganta ...
Sawiro Hay,ado Calami ah oo la Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug
- Jul 24, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed xashi cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka ...
Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf oo la Kulmay Xildhibaanada Labada Gole ee Galmudug laga soo doortay
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Kulan qado ah u sameeyay ...
Dhageyso War Saxafaded looga hadlay Dagaalka Xeraale,Dadka dagaalka ka barakacay iyo Odayaal beleed farimo loo diray
- Jul 24, 2017
HM__Xafiska Cadaado iyadoo Dhawaan  Deganka Xeraale ay ka Dhceen Dagaalo dad badan ay ku ...
Dhageyso Galmudug oo shegtay in Falkii Dhanka Galmudug ee Galkacyo looga afdubtay dad rayid ah ay horkacayeen Puntland iyo cidamo ajanib ah iyagona Shegay in arintan xiisad ay keeni karto
- Jul 24, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Ciidamo Gaar Ah oo Saldhigooda uu yahay Garoonka Diyaaradaha Ee Waqooyiga Gaalkacyo ...
Deg Deg Ciidamada Dowlada Somaliya oo fashiliyay Qarax la doonayay in waxyeelo lagu geesto
- Jul 24, 2017
Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa  ku guuleestay in ay fashiliyaan qarax miino oo wadada ...
Aqalka Congress-ka oo ku heshiiyay cunqabateyn cusub oo Ruushka la saaro
- Jul 24, 2017
Hoggaamiyeyaasha labada xisbi ee aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa gaaray heshiis sharciyeed si aad ah ...
Dabley hubeysan oo ganacsade ku dilay Magaalo Hoos Tagta Galmudug
- Jul 24, 2017
Kooxo hubeysan ayaa Caawa ganacsade caan ahaa waxey ku dileen Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka ...
Dhageyso Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha galmudug oo si Kulul Uga hadlay Xiisada Dagaal ee Wali ka Tagan Deganka Xeraale
- Jul 24, 2017
Axmed ducaale geele xaaf madaxwaynaha dawlad gobaleedka galmudug ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...
Madaxweynaha Turkiga oo ka Shaqaynaya Xalinta Xiisada u Dhaxeysa Sacudi iyo Qadar , iyo Erdogan oo booqasho ku jooga Boqortoyada Sacudi Carabiya
- Jul 24, 2017
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa  maanta booqasho ugaga bilaabatay magaalada Jeddah ee ...
Daawo Sawirada Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xarunta ciidanka xaslinta amniga Magaalada Muqdisho
- Jul 24, 2017
Khayre ayaa kormeeray Xarumaha ciidanka xaslinta amniga Magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee ...
 
Advertisements