DHAGEYSO:-Masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaliya oo lagu eedeeyay hurinta dagaalka deegaanka Xeraale...

DHAGEYSO:-Masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaliya oo lagu eedeeyay hurinta dagaalka deegaanka Xeraale iyo Odayaal Shegay in Jubaland Cidankoda dagaalka ay ka qayb galeen

0
SHARE

n kastoo xaalada deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ay degan tahay halkaas oo ay horay ugu wada dagaalameen Ciidamada Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Wal-Jamaaca iyo Maleeshiyaad deegaanka ah.

Waxaa soo baxayay Warar sheegaya in dagaalaadaas ay qeyb ka yihiin Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland sida ay sheegeen Odayaasha ku nool deegaanka Xeraale.

Nabadoon Cabdiqani Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim  ayaa sheegay in dagaalkaas uu u dhaxeeyay laba Maleeshiyo beeleed kuwaas oo markii dambe ay ciidamo kala dhexdhigeen Ahlusuna Wal-Jamaaca,balse ay rintaas soo dhexgaleen rag ka tirsan Galmudug islamarkaana ay Ciidamo iyo hub u soo direen sida uu ahdalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY