Dhageyso Maxakmada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliya oo Dil Tooagasho ah ku...

Dhageyso Maxakmada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliya oo Dil Tooagasho ah ku xukuntay Ninkii ku edeysana in uu Dilay Wasiir Siraaji

0
SHARE

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah waxa ay ku riday ninkii lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay dilkii loo gaystay Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji Wasiirkii hawlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya.

Axme C/laahi Cabdi (Caydiid) 29 jir ah, ayaa Racfaan ka qaatay xukun dil ah oo ay horay ugu riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, kadib markii uu ku qanci waayay xukunkaasi.

Maxkamadda Sare oo xukunkaasi loo soo gudbiyay, ayaa saaka ku dhawaaqday nooca xukun ee Axmed C/laahi Cabdi (Caydiid), waxaana maxkamadda ay ku raacday xukunkii hore ee maxkamadda Darajada Koowaad oo ahaa dil toogash

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY