Dhageyso Maxay ku Soo Kordhin karaan Ciidamda Galmudug iyo Puntland ee ...

Dhageyso Maxay ku Soo Kordhin karaan Ciidamda Galmudug iyo Puntland ee isku dhafka ah kuwaasi oo gaalkacyo loo sameyay,

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo :   Magalada Gaalkacyo oo Dhawaan ay ka Dhaceen  falal amniga Lidi ku ah oo ku badan Afduubyo ka Dhacay Koonfurta Magalada Gaalkacyo   kadib markii dad ka Soo Jeeda Dhanka Galmudug laga Baxay Guryahooda Kadb Hawul Galo l Ciidamo ajaanib ah iyo kuwa somali ay la socdan ay ka sameyen koonfurta gaalkacyo aya Hawulgalkaasi Waxa lagu Afduubtay Dhawr Shaqsi oo ka Soo Jeeda Dhanka Galmudug

Hadaba iyadoo magalada  Gaalkacyo  ay arintaasi ay ka tagaan tahay aya Hadana Mgaalada Gaalkacyo waxa Tababar loogu soo Xiray Ciidamo isku dhafka ah oo Kala socda Galmduug iyo Puntland kuwaasi oo loo sameyay Magalada Gaalkacyo amaankeeda in ay wax ka Qabtay

Tababrkan loo so xiray Ciidanka Labada Dhinac  aya Waxa ka Hadlay  Sarakiisha Laamaha Amaanka Galmudug

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY