Dhageyso Mid ka Mida Sarakiil Sar Sare oo Gaalkacyo lagu Dilay,iyo Qaybo...

Dhageyso Mid ka Mida Sarakiil Sar Sare oo Gaalkacyo lagu Dilay,iyo Qaybo ka Mida Magalada oo Kacsan Yaa Dilay?

0
SHARE

Kooxo hubaysan ayaa magaalada Gaalkacyo ku dilay Allaha u naxariistee Marxuum Xassan Cali Geelle oo ka tirsanaa Saraakiisha ciidamada Maamulka Puntland sidoo kalana katirsanaan jiray Saraakiishii dawladii Hore ee Soomaaliya.

Xassan Cali Gelle oo ka tirsanaa ciidamada Puntland ayaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxaa ku dilay kooxo madaxa soo duubta xili uu lasocday dad Ehelka ah kuwaas oo uu guriga u dhawaynayey.

Marxuumka ayaa kooxa dilka u gaytay ay u galeen waddii uu u mari jiray gurigiisa iyagoo markii danbe meesha isaga cararay ,Dilka Sarkaalkan ayaa ka dhacay Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo abaare 8:30 Caawa

hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY