Dhageyso Puntland oo ka Hadashay Amniga Gaalkacyo iyo Warar Maal mahan soo...

Dhageyso Puntland oo ka Hadashay Amniga Gaalkacyo iyo Warar Maal mahan soo baxay

0
SHARE
Guudoomiya Gobolka mudug xasan maxamed khalif ayaa ka ka hadlay  arimaha amaanka Gobolka iyo wada shaqaynta lamaha amaan iyo Hay’adaha dowlada khasatan Gobolka mudug

Godomiaya ayaa sidoo kale  uga waramaya shaqooyinka ay u jogaan Degmada Galdogob oo kusabsan Burburinta wadooyinka sida sharcidaradaa loo dhistay iyo la wareegiga xarumihii dowladii dhexe ee somaliya

Hoos ka dhageyso codka

LEAVE A REPLY