Dhageyso Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo ka Hadlay arin ka Taagan Deganada Galmudug...

Dhageyso Ra,iisul Wasaraha Soomaliya oo ka Hadlay arin ka Taagan Deganada Galmudug isagoo ku Baaqay

0
SHARE

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay xaaladaha sicir bararka ee ka jira gobolada dalka iyo sidoo kale lacagaha been abuurka ah ee ay ka cabanayaan bulshooyinka Soomaaliyeed.

Dhibaatooyin culus oo dhaqaale iyo mid nololeed ayaa ka taagan gobolada dhexe Beledweyne, Guriceel, Caabudwaaq iyo magaalooyin kale, waxaana dadka ay diideen in ay qaateen lacagihii Shilling Soomaaliga, maadaama ay sheegeen in lacago been abuur ah la soo geliyay suuqa.

Xasan Cali Khayre wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay arrimahaasi la socoto waxna ay ka qabaneyso, arrintana ay tahay dhibaato soo jireen ah oo waqti fog soo jirtay.

LEAVE A REPLY