Dhageyso Saraakisha Gaalkacyo oo ka Hadlay arin xiisad ka dhalisay o Gaalkacyo...

Dhageyso Saraakisha Gaalkacyo oo ka Hadlay arin xiisad ka dhalisay o Gaalkacyo ka tagan

0
SHARE

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug Gashaanle Aadan Nuur Qaaal ayaa waxa uu ka hadlay Banaan Baxii Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay shacabka ay kaga soo horjeedeen kala soocida kunka shlin ee Soomaaliga ah ‘

Taliye Aadan Nuur Qaal ayaa waxa uu shacabka ugu baaqay in ay is dajiyaan isla markaan ay joojiyaan isu soo baxyada ay dhigayaan kuwaas oo laga yaabo in ay amaniga wax u dhimaan Balsa waxa uu sheegay in dowlada sida ugu dhaqsiyaha in ay kaga jawaabi doonto Cabashada Bulshada oo sabab in ay isku soo Baxaan si ay u muujiyaan Dareen kooda ku aadan diidmada iyo kala socida  lagacta shilinka Soomaliga ah.

Hoos ka dhagayso Codka:

LEAVE A REPLY