Dhageyso Ururka Ahlusuna oo Markii Ugu horeysay Ka Hadlay Dagaalka Xeraale,iyagoo Waji...

Dhageyso Ururka Ahlusuna oo Markii Ugu horeysay Ka Hadlay Dagaalka Xeraale,iyagoo Waji kale u Badalay Dagaalkaasi

0
SHARE

Ururka Ahlusunna  ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaal qasaara badan dhaliyay oo ka dhacay deegaaka xeraale ee Gobalka Galgaduud kas oo u dhaxeeyay Maleeshiyo deegaanka ah iyo Ciidamo taabacsan Maamulka Gobalada dhexe.

Afayeen u hadlay Ahlusunna ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen in xubno ka tirsan Galmudug ay ka qeyb qaateen dagaalkaasi galaaftay Nolasha 20 qof oo shacab iyo ciidan isugu jira.

Madaxa Warbaahinta ee Maamulka Gobolada Dhexe Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula,oo la hadlayay Warbaahinta ayaa Akhriyay War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Gobolada dhexe.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY