Dhageyso War Saxafaded looga hadlay Dagaalka Xeraale,Dadka dagaalka ka barakacay iyo Odayaal...

Dhageyso War Saxafaded looga hadlay Dagaalka Xeraale,Dadka dagaalka ka barakacay iyo Odayaal beleed farimo loo diray

0
SHARE

HM__Xafiska Cadaado iyadoo Dhawaan  Deganka Xeraale ay ka Dhceen Dagaalo dad badan ay ku dhinteen isla markana  dagaaladaasi ay sababeen in dad badan ay ka qaxeen deganadooda ayaa waxa war saxafadeed ka soo saaray maamulka galmudug

war-saxafadeedkan aya lagu soo qaaday dagaaladii ugu danbeyay ee ka dhacay deganka xeraale ee gobalka galgaduud  galmudug state waxana ay ku baaqeen in dagaladasi si sharuud la ,aan ah loo joojiyo madama dad farabadan ay dagaladaasi ku dhinteen

maamulka galmudug aya ka codsaday odayaasha beelaha iyo sidoo kale waxgaradka in daminta dagalkaasi laga qayb qaado iyo sidoo kale in dadka  ka barakacay degankaasi xeraale la gaarsiiyo gurmad bani adanimo

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY