DHAGEYSO: Waraysi Faah faahinadii Ugu Danbeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo Isbitaal...

DHAGEYSO: Waraysi Faah faahinadii Ugu Danbeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo Isbitaal loo la cararay

0
SHARE

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Mas’uuliyiin iyo sidoo kale dhalinyaro ka mid ah Ururka Dhalinyaradda gobolka Mudug la dhigay isbitaal.

Mas’uuliyiinta iyo dhalinyaradda  aya Tagay  goob loogu sameynay Casho oo ku taalla duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Ugu Yaraan 15 Dhalinyaro ah ayaa Isbitaalka la dhigay iyo sidoo kale gudoomiye  ku xigeenka degmada Gaalkacyo, Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY