Dhageyso Warbixin : Magaalada Gaalkacyo oo la Soo Galiyay Lacago Cusub oo...

Dhageyso Warbixin : Magaalada Gaalkacyo oo la Soo Galiyay Lacago Cusub oo Been abuur ah Gaacsatada iyo Shacabka oo dhib wayn ku Qaba

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo : Magaaalada Gaalkacyo waxa ka Taagan Dhib sameyn wayn ku yeelatay dadka ganacsatada ah  kadib marii Magalada Gaalkacyo ay soo Galeen Lacago faalso ah oo  shacabka magaladaasi ku keentay  dhib wayn

tan iyo maarkii magaalada gaalkacyo ay soo gashtay lcgtaasi waxaa  shacabka soo wajahay culayso madama lacagihii ay wateen loo shegay in intooda badan ay yihiin kuwo been abuur ah

Hadaba Warbixintan waxan ku egeynaya Saameynta  ay shacabka ku yeelatay lacagaha cusub ee magaalada la soo galiyay

Hoos ka Dhageysi Codka

LEAVE A REPLY