Dhageyso Wasiirada Maamulka Galmudug oo Puntland ku Edeyay in Gaalkacyo aysan Nabad...

Dhageyso Wasiirada Maamulka Galmudug oo Puntland ku Edeyay in Gaalkacyo aysan Nabad ka rabin iyago Shegay in Heshiisyada Qaarkood ay Dhanka Puntland Ka Fuli Waayen

0
SHARE

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Maxamed Xayir Nuur  Ayaa Sheegay in Heshiiskii Gaalkacyo Ay Ku Gaareen Galmudug iyo Puntland Qodobo Ka Mid Ah Aysan Wali Fulin.

Waxa uu Tilmaamay in Dhanka Puntland Ay Ka Fuli La,yihiin Qaarka Mid Ah Qodobada Heshiiskii 7 Qodob Ka Koobnaa ee Gundhiga u Ahaa Nabada Gobolka Mudug.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka Wasiirka

LEAVE A REPLY