Dhageyso Wasiiro ka Tirsan Dowlada Somaliya oo soo Farogaliyay Dagaalka Xeraale iyadona...

Dhageyso Wasiiro ka Tirsan Dowlada Somaliya oo soo Farogaliyay Dagaalka Xeraale iyadona Galmudug laga Codsaday …

0
SHARE

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Federaalka Cabdi Faarax Juxa ayaa dhinacyada ku dagaalamaya degmada xeraale ugu baaqay in ay joojiyaan colaada shuruud la’aan

wasiir juxa ayaa sheegay in xiligan aan loo baahnayn in dhiig dad shacab ah uu si micno daro ah ku daato sida uu sheegay Wasiirka

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY