Dhageyso Waxgradka Puntaland oo Yiri””Xalada Gobalka Mudug reer Puntland ha u Dhamadeen...

Dhageyso Waxgradka Puntaland oo Yiri””Xalada Gobalka Mudug reer Puntland ha u Dhamadeen ,Magalo marti kuma Noqon Karno””

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo “ Kadib Markii Dhawaan Maamulada Galmudug iyo Puntland ay isku Afgarteen Heshiis labo Geesood ahaa  oo labada dhinac ay isku afgarteen in Nabada Gobalka Mdug laga Wada Shaqeeyo aya Arin tii ka duwan waxa ay hada u Muuqataa in odaayasha Puntland ay bilaabeen hurin Colaadeed xili Shacabka Gobalka Mudug ay ku naaloonayan nabad iyo xasilooni

Munaasaba  ka dhacay garoowe laguna xusayay a 1luulyo  ayaa waxa halkaasi ka hadlay odayal  iyo Waxgarad ka Soo Jeeda Puntland  waxana ay  hadalkooda ku soo qaaadeen arimaha gobalka mudug iyo xiisadihii ugu danbeyay ee deganadaasi ka dhaca waxana ay shegeen in reer puntland aysan marti ku ahan karin gobalka mudug  isla markana  Xalada Gobalka Mudug   ay reer Puntland  ay  u Dhamadeen

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY