DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Gelinsoor

DHAGEYSO: Xaalad Adag oo ka taagan Gelinsoor

0
SHARE

Guddoomiyaha Degmada Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud Xirsi Muuse Maxamed ayaa sheegay in Xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay weli ka jiraan degmada Gelinsoor.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in weli abaar ay ka jirto degmada isla markaana aysan jirin gurmad ay heleen dadka degaanka. Guddoomiyaha Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud Xirsi Muuse Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in hadii dadka ku nool gelinsoor aan gurmad deg deg ah lala soo gaarin in ay noloshooda halis ku jirto.

Hoos ka dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY