Dhageyso Xaalka Deganka Xeraale oo Dagaalo Culus ay ka Dhacen, Ahlusuna oo...

Dhageyso Xaalka Deganka Xeraale oo Dagaalo Culus ay ka Dhacen, Ahlusuna oo ciidamo Badan ka Qayb Galisay Dagaalka iyo Odayasha oo si kulul uga hadlay dagaalka

0
SHARE

Qaar ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda deegaanka Xeraale ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga xunyihiin dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Xeraale kaas oo sababay barakacaya dadka Shacabka ah.

Waxa ay ku baaqeen in dagaalkaas si degd eg ah loo joojiyo islamarkaana Miiska Wadah , Waxana Dhimahsad Ay Kor u Dhaaftay in ka Badan 20 Ruux halka Dhawacuna uu intaasi ka Badan Yahay

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY