Dhageyso Xilkaafkii Ugu Xogana oo soo Kala Dhax Galay Barlmanka Somaliya iyo...

Dhageyso Xilkaafkii Ugu Xogana oo soo Kala Dhax Galay Barlmanka Somaliya iyo Maxkamada Sare, Arimo ku Sabsan 8 Kursi ee maxkamadu amartay in dib logu Labtay

0
SHARE

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Maxkamadda Sare ee dalka ayaa waxa ay isku khilaafsan yihiin ku celinta kuraasta 8 Xildhibaan oo lagu eedeeyay in ay kusoo baxeen Hanaan ka baxsan Sharciga doorashadda.

Warqad horay uga soo baxday Maxkamadda Sare ayaa lagu sheegay in dib loogu laabto kuraasta sideedaasi Mudane, laakiin kulan ay shalay ku yeesheen Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayay ku laaleen Go’aanka Maxkamadda Sare. ,Xalay Warqad kasoo baxday Maxkamadda Sare ayaa lagu Amray Hay’addaha fulinta ay fuliyaan Amarkii Maxkamadda Sare , baarlamaankana aysan khuseyn ku laabashadda Sideedaasi Xildhibaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY