Dhageyso Yaa Bixinaya Musharadka Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo...

Dhageyso Yaa Bixinaya Musharadka Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo Puntland ee Gaalkacyo loo Sameyay Yayse ka amar qadanayan Cidankasi?

0
SHARE

Cabdixakiim Xaaji Cumar  Cameey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey Ciidamo Boolis ah oo isku ah oo ka kala socda maamulada Puntland iyo Galmudug oo ay yeelaneyso Magaalada Gaalkacyo isagoo sheegay in labada maamul ay ka go’antahay in nabad ay kuwada noolaadaan.

Cameey ayaa sheegay  in 50 askari oo ka socoto Galmudug iyo 50 askari ale oo ka socda Puntland loo diyaarinaayo in si wada jir ah oo walaaltinimo ay ku dheehantahay ay u xasilin doonaan amaanka magaalada Gaalkacyo Waxana uu Shegay in Sadaxda Bil ee ugu horeysay Musharaadka Ciidankaasi ay Puntland Bixin Doonto

Hoos Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY