Faah Faahinadii Ugu Danbeyay Dhagayso:Shil Gaari oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Ayaa...

Faah Faahinadii Ugu Danbeyay Dhagayso:Shil Gaari oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacay inta udhaxaysa Wisil iyo Gawaan

0
SHARE

Shil gaari oo Geestay Qasaaro Dhimasho iyo dhaawacba Leh Ayaa Ka Dhacay Wadada udhaxaysa wisil iyo Gawaan.

4 ruux ayaa ku dhaawacntay Shilkan Gaari Waxaana intii dhaawaca Loosoo Waday Gaalkacyo Wadada Ku Geeriyooday Hal Ruux.

Yoonis Abshir Daleel oo Ka Mid Ah Maamulka Degmada ayaa Shilkan ka  Waramay

LEAVE A REPLY