Goobaha Ganacsiga Magalada Gaalkacyo oo intooda Badan Maanta Xiran,Lacagta Shilin somaliga ah...

Goobaha Ganacsiga Magalada Gaalkacyo oo intooda Badan Maanta Xiran,Lacagta Shilin somaliga ah oo Gaalkacyo laga Diiday

0
SHARE

Waxaa Xiran Goobaha Ganacsiga ee Magaalada Gaalkacyo,iyadoo ay Ganacsatadii diideen in ay qaataan Lacagta Been Abuurka ah ee Puntland ay Farsameyso.

Goobaha Ganacisi ee Magaalada Gaalkacyo ayaa gabi ahaanba  xiran,waxaana dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ay wadaan Mudahoraad ay uga soo horjeedaan Xaaladda Cakiran ee ka jirta Gobolada Dhexe.

Ganacsiga Gobolada Dhexe ayaa isku xiran,waxaana laga diiday Lacagta Been Abuurka ah ee Puntland ay Farsameyso laga bilaabo Baled-weyne illaa Gaalkacyo.

Faah-faahinta Dib kala soco Insha Allah

LEAVE A REPLY