Ogaysiis :Madaxda Gob-Hobyo highway oo kulan muhim ah qabanaysa magaalada London

Ogaysiis :Madaxda Gob-Hobyo highway oo kulan muhim ah qabanaysa magaalada London

0
SHARE

HM__Xafiiska London Guddiga Gob EE London ayaa casuumad casho sharfeed ah u fidiyay wakiilada, deeqbixiyaasha iyo dhamaad jaaliyada Galmudug EE ku nool London iyo agagaarkeeda  inay kasoo qaybgalaan bandhig shaqo iyo xisaab celin mashruuca tabarucaadka ah EE waddada isku xirta Galkacyo ilaa Hobyo Highway oo maraysa wajigii 2aad EE Gawaan ilaa Hobyo.

Kullanka ayaa waxaa ka hadlaya Dr.Cumar Salaad Elmi oo dhawaan ka yimid goobta shaqada EE Gob

Axad 9 July,2017 At 6:30pm

Maqaayada RAYAAN EE Tottenham,North London

Kasoo qaybgal wanaagsan

LEAVE A REPLY