Ogaysiis Shaqo banaan “Shaqo turjumaad oo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda...

Ogaysiis Shaqo banaan “Shaqo turjumaad oo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda federaalka Soomaaliya

0
SHARE

Wasaaradda Amniga Gudaha XFS waxay halkaan idinkugu soo gudbinaynaa adeeg turjumaad Engilish –Soomaali Casharo tababar oo ka kooban 9, 310 kalmadood

Shuruudha looga baahanyahay cida Qabanaysa Adeegaan
1. Adeegan waxaan soo codsan kara shirkad ku xeel dheer turjumaada afafka qalaad lehna jiritaan sharciyadeed.
2. Adeegaan waxaa la rabaa in uu diyaar yahay 7th July 2017
3. Soo gudbinta qiima sheegta waxay ku egtahay 3th July,2017

Waxaad ku soo diri kartaan codsigiina qiima sheegta : moha@mois.gov.so ,

xiriir Mobile number: 0612777709.

LEAVE A REPLY