Sawiro Hay,ado Calami ah oo la Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug

Sawiro Hay,ado Calami ah oo la Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug maxamed xashi cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Hay’ada UNDP.

 

Wafdigaan ayaa waxa ay isku jireen kuwo u kuur galaya xalada abaaraha deeganada Galmudug,halka kuwa kalana ay u kuur galayeen Arimaha hormarinta.

 

Madaxweyne kuxigeenka iyo gudoonka baarlamaanka ayaa kulamo kula qatay madaxtooyada wafdigaan.

LEAVE A REPLY