VIDEO War Lama filaan ah oo kasoo baxaya Tirada Xildhibaanada Mooshinka ka...

VIDEO War Lama filaan ah oo kasoo baxaya Tirada Xildhibaanada Mooshinka ka wada RW Xasan Kheyre iyo Tirada Xildhibanada oo sii Korartay

0
SHARE

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirada xildhibaanada DFS katirsan ee diyaarinaya mooshin ka dhan ah RW Xasan Cali Kheyre.

Mooshinkan ayaa la filayaa in 8-da bisha la horgeeyo barlamaanka marka uu furmo kalfadhiga, waxaana wada tiro xildhibaano ah.

LEAVE A REPLY