War Dag Dag ah Tababar loo Furayo Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala Socda Galmudug iyo Puntland ,iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Gaalkacyo ku Soo Wajahan

HM__Xafiiska Galkacyo Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Cumar Cameey ayaa a ku soo Wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,waxaana Qaban Qaabada soo Dhawaynta Wafdiga Madaxwyne Ku Xgeenka Galmudug laga Dareemaya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka

Madaxweyne Kuxigeenka Gamudug aya la Shegaya in uu Gaalkacyo u imaan Doono Tababar loo Furayo Ciidamo isku Dhafah oo lo Sameynayo Mgaalada Gaalkacyo kuwaasi oo ka kala Soo jeeda Deganada Galmudug iyo Puntlanad

Sidoo kale inta  uu Gaalkacyo ku Sugnaan Doono Aya la Qorsheynaya in uu Kulamo la Qaadan Doono Masuulyiinta Maamulka Gobalka Mudug ee Dhanka Galmudug iyo Sidoo kale Masuulyiinta Maamulka Puntland iyadoona ka Wada Hadli Doona Xaaladaha Amni  ee Gobalka iyo Sida looga Qayb Qaadan Karo Sugida Amniga Gobalka Mudg

Warar kale aya Shegaya in Shir u Dhaxeeya Galmudug iyo Puntland uu ka Dhici Doono Magalada Gaalkacyo shirkaasi oo lagu indha indheen Doono Qaabka looga Hortagi Karo Falalka Amni Dari ee ku soo badanaya Miyiga Bariga Gobalka Mudug iyo Sidoo Kale Mgaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo Waxa ku sugan dhanka Waqooyi Masuuliyin ka Tirsan Mamaulka Puntland oo arintan u yimid sidii ay uga Qayb gali lahayeen Waxana hadii arintan ay suutro Gasho ay ka Dhigan Tahay in Gaalkacyo jawi Kale ay  gali Doonto isla Markna Shacabka Gobalka Mudug ay ak Raysan Doonaan Dhibaatooyin  kala Duwan oo ay Gaysan Jireen Dabley Hubaysan oo ka kala Soo jeeda Galmudug iyo Puntland

Wixii Warar ah oo ku soo Kordha Kala Soco Hobyomedia.com 

 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Daawo Sawirada Diyraaad ay soo Dirtay Boqortooyada Sacuudi Arabia oo Manta Muqdisho ka Qaaday Madaxweyne Farmaajo ,Xisad ka dhalatay Tagerada Xulufada Sacuudiga oo Saameysay Maamul gobaledyada ?
- Sep 26, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka ...
Daawo Muqaalka : Banaanbaxyo Lagu Taagerayo Go,aankii Madaxweyne Xaaf oo Magalada Hobyo Lagu Qabtay
- Sep 26, 2017
HM__Xafiiska  Gaalkacyo :  Banaabax Xoogan oo lagu Taagerayo Go,aankii uu Qaatay Madaxweynaha Maamul Gobaleedka ...
Dhageyso Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Xabsi guri ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug,iyo Shirar Xaly Saqdhexe lagu Qabtay Madaxtoyada
- Sep 26, 2017
HM__Xafiiska Adaado Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta sheegay in Xabsi guri ...
Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo Maxuu kayiri Dagaalada Ka soo Cusboonaaday Bari Gobalka Mudug
- Sep 26, 2017
Madaxweynaha Mamulka Gamudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa waxa uu ka hadlay Markii ugu ...
Xog Muhiim ah : Dowlad Gobaledyada Taagersan isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo Shir isugu imanaya iyo Madaxweyne Xaaf oo Hormuud ka ah Shirkaasi
- Sep 26, 2017
Waxaa socda qabanqaabada shir ay yeelanayaan madaxweynayaaha maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee la saftay isbaheysiga ...
Daawo Muqaalka : Caleema Saarkii Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo la doortay,,
- Sep 26, 2017
HM))Xafiiska Gaalkacyo Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin ...
Dhageyso Masuuliyinta labad dhinac oo Gaalkacyo Shir isugu yimid iyo Qodobo laga Soo Saaray Dagaalka Bariga mudug ka Soo Cusboonaday
- Sep 26, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo : Magaalda Gaalkacyo waxaa shir isigu Yimid Masuulyiin ka Kala Socday Maamulada ...
Deg Deg Faah Faahin Rasaas laga Maqlay Goordhaw Suuqa Gaalkacyo
- Sep 26, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo War Goor dhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Gaalkacyo ...
Dhageyso Somaliland oo si kulul ka Hadashay Hadalkii Madaxweyne Xaaf ka soo yeeray ee aha in Hargeisa Dowlada Somaliya ay ku Xanibtay
- Sep 25, 2017
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa maalintii Shalay ku eedeeyay Dawladda Soomaaliya inay ...
Dhageyso Culumada Gobalka Mudug oo isku yimid kana Hadlay Arintii Cabdi wali Sheikh Cilmi Yare ee Muranka Badan Dhalisay
- Sep 25, 2017
Sida wararkeena goor dhow aad kula socoteen waxaa magaalada Gaalkayco shir jaraa.id ku qabtay ...
Galmudug oo soo saartay War cusub
- Sep 25, 2017
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ku saabsan Faragelinta Galmudug ay sheegtay in dowladda ...
(Sawiro-Dhageyso) Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Gaalkacyo University oo Codsi u diray Qurba Joogta Soomaliyed
- Sep 25, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Jaamacada Gaalkacyo Univesity oo ah Jaamacada Ku Taalla Magalada Gaalkacyo Loona Furay ...
Dhageyso Wararka Dagaalka Bariga Gobalka ,Ciidamada Puntland oo Weerar soo Qaaday iyo Dad rayid ah oo ay afduubteen
- Sep 25, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo : Wararka Naga Soo Gaaraya Deganak Ramaale ee Bariga Gobalka Mudug aya ...
Dhageyso Odayasha Puntland oo jawaab Kulul laga siiyay Warkii ka Soo Yeeray
- Sep 25, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo :  iyadoo Dhawaan odayaasha Puntland kulan ay ku Qabteen Waqooyiga Gaalkacyo ay ...
Dhageyso Shir odayasha Galmudug iyo Masuuliyinta Galmudug ay gaalkacyo ku galeen kadib dagaalo Dib uga Bilowday Bariga Gobalka Mudug ,iyago Sharaxay in odayasha puntland ay Xisad dagal gaalkacyo ka Hurinayan
- Sep 25, 2017
HM))Xafiiska Gaalkacyo: Kadib markii Dhawaan Bariga gobalka mdug ay ka soo Cusboonadeen Dagalo ayaa ...
 
Advertisements