Dhageyso Duqa Gaalkacyo ee Galmudug ,oo ka Hadlay Weerar Ciidamada Puntland ay...

Dhageyso Duqa Gaalkacyo ee Galmudug ,oo ka Hadlay Weerar Ciidamada Puntland ay ku Soo Qadeen Suuuqa Gaalkacyo iyo Dad lagu Dilay Werarkasi Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Deg Deg >/Ciidamo Ka Tirsan Puntland oo Kusugnaa Saldiga Miir ee Waqooyiga Gaalkacyo Ayaa Xalay Weerar Kusoo Qaaday Suuqa Ariga ee Xaafada Hormar ee Dhinaca Galmudug.

Abaaro 1:00  Habeenimo Saqdhexe   ee Xalay Sacada Soomaliya Ayuu Weerarkan Dhacay,Waxaana Weerarkan Ka Jawaabay Ciidamadii ilaalada Kujiray ee Galmudug Ayagoona iska Difaacay Weerarkan Xalay Lagu Soo Qaaday, Waxaana Halkaasi Ku Geeriyooday Mid Ka Mid ilaalada Suuqa Gaalkacyo.

inta la Xaqjiyay Hal Aaskar oo ka soo jeeda Dhanka Galmudug aya Weerarkaasi ku dhintay oo ahaa ilaalada Suuqa Magalada Magalada Gaalkacyo Waxana arintan ka Hadlay  Duqa Magalada Gaalkacyo Dhanka Galmudug  Xirsi Yuusuf Bare  waxana uu Sheegay in weerarkaasi dhanka Puntland uu ka Yimid

Hoos ka Dhageyso Codka

 

 

LEAVE A REPLY