War Deg Deg ah:- Dhageyso Banaanbax ka socda Galmudug , Wararkii Ugu...

War Deg Deg ah:- Dhageyso Banaanbax ka socda Galmudug , Wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Banaanbax Balaaran ayaa hadda ka socda Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud,waxaana Banaanbaxayaasha ay Boobeen Goobaha Ganaciga ee ku yaalla Magaalada Caabudwaaq ee Gobolkaasi.

Dadka Banaanbaxa dhigaya ayaa ka cabanaya Lacagta Shilinka Soomaaliga oo la diiday ,waxaana dadka ay Boobeen Goobaha Ganacsiiga Markii Lacagtii ay haysteen la diiday in wax looga iibsado.

Macalin Sugaal oo kamida Culimada Magaalada Caabudwaaq ayaa ka warbixinaya Xaaladda sida ay tahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka oo dhameystiran

LEAVE A REPLY