Daawo Live Muqtaar Robow Abu Mansuur oo Shir Jaraid ku Qabtay Muqdisho...

Daawo Live Muqtaar Robow Abu Mansuur oo Shir Jaraid ku Qabtay Muqdisho Shegayna in uu Shabaab isaga Baxay

0
SHARE

HM__Xafiiiska Muqdisho  Wadaadka lagu magacaabo Muqtaar Roobow Abu Mansuur oo ka Mid ahaa Saraakiisha Kooxda Maleeshiyada Al shabaab ayaa Manta shir jaraaid ku Qabtay Magaaalada Muqdisho Kadib Markii uu isku soo Dhiibay Dowlada Soomaliya Waxana Shirkiisa Jaraaid Maanta uu ku Cadeeyay Mawqifkiisii Xaqjirnimada ee al shaabaab

Robow oo ay galbinayaan Gadiidka aan Xabada Karin ayaa la keenay Mid ka Mida Hoteelada muqdisho waxana la Fadhiisiyay miis uu ku Xardhana Calanka Soomaliya Halkaasi oo ay ku Sugaysay Saxaafada isla Markna waxa uu Halkaasi ku qabtay shir jaraiad isagoona Cadeyya in  Kooxda argagaxisada al shabab uu isaga baxay 5 Sano ka hor isla markna ay shbaab dhawr mar dambeen in ay Dilaan

Halkan Hoose ka Daaawo Muqaalka oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY