Dhageyso:- Dad Xoolo dhaqato ah oo lagu Dilay Deganka Godad ee Bariga...

Dhageyso:- Dad Xoolo dhaqato ah oo lagu Dilay Deganka Godad ee Bariga Gobolka Mudug

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Tuulooyin Hoos yimaada Degaanka Godod ee Bariga Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaad Hubeysan ay Xalay  ku dileen Dad Xoolo dhaqato ah.

Inta la Xaqiijiyay Labo Qof ayaa ku Geeriyootay Weerarkaasi,halka uu ku dhaawacmay Qof kale,iyadoo illaa hadda aan la ogeyn Cidda ay ka amar qaataan Maleeshiyaadka Dilka Geystay.

Degaanka uu Xalay Weerarku ka dhacay ayaa Dhowr jeer oo hore waxaa uga dhacay Dilal ku saleysan Aar-goosi Qabiil.

Halkaan Hoose ka dhageyso 

LEAVE A REPLY