Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Mamul goboleedka Galmudug ee Madaxweyne...

Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Mamul goboleedka Galmudug ee Madaxweyne Xaaf uu ku dhawaqay

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa.

Xaaf ayaa golaha wasiirada uu magacaabay waxay ka kooban yihiin 22 wasiir, 22 wasiir ku-xigeen iyo 8 wasiiru dowle.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dhowaan xilkaas loo doortay ayaa sheegay in wasiirada uu soo magacaabay ay yihiin kuwo tayo leh wuxuuna baarlamanka galmudug ka dalbaday iney ansixiyaan.

Waxaa magacyada golahan cusub saxaafadda u akhriyay Max’ed Aadan oo ah Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in wasiirada la magacaabay ay u badan yihiin kuwa hadda xilalka haya oo dib loo magacaabay, marka laga reebo dhowr wasiir oo kuwo cusub lagu bedelay.

Magacyada golaha wasiirada cusub ee Galmudug waxay kala yihiin sidatan:-

:-



LEAVE A REPLY