Daawo +Dhageyso Dadkii Abaaraha ay ku sameyeen Miyiga Gobalka Mudug oo...

Daawo +Dhageyso Dadkii Abaaraha ay ku sameyeen Miyiga Gobalka Mudug oo dib u dajin loo sameyay

0
SHARE

Maamulka Degmada gaalkcyo ee galmudug ayaa manta Kor meer ku sameyey Xarun cusub oo ay Ku Sugan Dad Badan oo Ree Guraa ah kuwaas oo ka soo Hayaamay Miyiga Gobolka mudug Waxana Horey Udhaafay Xolihii ay Dhaqan Jireen
Duqa Degmada gaalkcyo Xirsi yusuf Barre iyo Ku Xigeenkiisa Cabdirahmaan Maxmed Axmed ayaa ka mid ahaa Xunaha k Socoday maamulka Degmada Gaalkcyo
Waxayna Kormereen Ilaa Sadex Barood Islamrkaana ay Ku Sugan Yihiin Ilaa 800 oo qoys oo Re miyi ah waxayna Maamulka Degmadu Dadkaas usameyeen Dib Udajin u sameyay

Madaama Aysan Heysan Hoy Ay Oga Ganbadaan Qoraxda Dhaxanta Toona
Dadka ree Guraaga ah ayaa wax ay hada Ku Sugan Xalada kala Duwan oo dhanka Nolasha ah
Wax ayna Qaarkood La Daldhacayaan Xalado Cafimaad Daro Iyo mid Nolaleed.
Qaar ka mid Dadka Ka Soo Yaabay Miyiga Gobolka Mudug ee soo Gaaray Maglada Gaalkacyo ayaa ka Hadlaya Xalada ay Hada Ku Sugan Yihiin,

Qaar ka mid Bulshada Magllada gaalkyo ayaa Markii ugu Horeysay Gurmar Sameynaya Dadka Cusub ee hada ku Soo Haamay Duleedka Gaalkcyo
Duqa Degmada Gaalkyo Xirsi yusuf, barre ayaa Asna sheegay in Deganaada Galmudug ay ka jirto Xalada Adag oo dhan Abaraha Asgoona xusay In Hada Dadkii ugu Badnaa oo ree Guraa ah ay Soo Gareen Magalada wuxuuna ku Baaqay in Dadkaas Gurmad Lalal soo Gaaaro Madaama Xalad Adag ay ku Jiraan,

Ma Ahan Markii ugu Horeysay Dad Ree miyi ah ay oo ku Cartoobay Abarta ay Soo Garaan Magalada Gaalkcyo. Waxaana Horey Maglada ugu Suganaa Bolal Qoys oo Xolahoodi Dhafeen.

KA Dhageyso;

        

LEAVE A REPLY