Daawo Dowlada Norwey oo Lix iyo Toban Sano Kadib Masaafurinaysa Haweeney Lagu Magacaabo Yaasmiin oo lagu Edeyay in Kiiskeedii 16 Sano ka Hor ay ka Been Shegtay

HM__Xafiska Oslo Haweeney  lagu Edeyay in asalkeedu ahaa Jabuutiyaan, balse markii ay Noorweey timid sheegatay ineey ka timid Soomaaliya, ayaa haatan dowladda Noorweey waxaa ay biloowday ineey kala noqoto dhalashada dalkaasi.

Sheekadda haweeneydan ayaa bilaabatay sanadkii 2o14-tii, markaas oo ay barteeda facebook ku qortay ineey tahay Jabuutiyaan. Haweeneydan ayaa dalkaasi timid sanadkii 2001-dii, waxaa ay markii dambe guursatay nin u dhashay dalkaasi oo ay u dhashay afar carruur ah. Yaasmiin oo kiiskeedii daba gal lugu hayey waxaa markii dambe cadaatay ineeysan aheyn soomali ee ay tahay Jabuutiyaan. Laanta socdaalka dalkaasi ayaa muddo labbo sanno ah waxaa ay Yaasmiin ku amreen ineeysan soo galin.

Horey ayaa waxaa dhalashada dalkaas lagala noqday Mahad Cabiib oo ah sida goor dambe lugu sheegay Jabuutiyaan sheegta soomaali, luguna amray inuu ka baxo dalkaasi.

 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

XOG: Maamul Goboleedyada oo diiday inay Muqdisho yimaadaan & Dagaalka Shabaab lala galayo
- Oct 21, 2017
Wasiirada amniga maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa ku gacan seeray kulan amni oo xasaasi ah oo ...
DHAGEYSO:-Raashin Deeq Ah Oo Loo Waday Dad Shacab Ah Oo Ku Nool Degano Hoos Taga Galmudug Oo La Leexsaday
- Oct 21, 2017
Deeq raashin ah oo loogu tala galay dad ku nool magaalada caabudwaaq ayaa la ...
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo booqday Ciidamada dagaalka loo diyaariyay
- Oct 21, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas ...
Kooxdii ka soo horjeeday Madaxweyne Xaaf oo dib u dhigay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug
- Oct 21, 2017
War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ...
Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo Saxaafada la hadlay
- Oct 21, 2017
 Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake ayaa Waxa uu la ...
Dhageyso Qaylo Dhaan ka Soo yeertay Maamulka Degamada Budbud ee Galmudug
- Oct 21, 2017
Gudoomiyaha Deegaanka Budbud Ee Gobalka Mudug Maxamed Axmed Kulanayaa Ka warbixiyay Xaalka Nololeed ee ...
DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid iyagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay galmudug burburinayso
- Oct 21, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah ...
Dhageyso Faah Faahino Tirada Guud Dhimasho iyo Dhawac Qaraxii soobe , Wada dhawacyada la geeyay iyo sababta qaraxa xogtiisa aan wali loo helin
- Oct 21, 2017
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caawa booqday Goobtii uu qaraxa ka dhacay ...
Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo Kormeer ku tagay halka ay ka socoto Hawusha Dakada Hobyo
- Oct 20, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa gaaray Magaalada Hobyo. Cartan ayaa halkaasi kula kulmay ...
DHAGEYSO: Ra,iisul Wasaare Khayre oo sheegay Sabtida wixii ka dambeeya dalka inuu galayo xaalad Dagaal
- Oct 20, 2017
a’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu sheegay Dowladda Federaalka marnaba ...
Daawo Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay, Qaraxii Zoobe, Shirkii kismayo & Qodobo kale
- Oct 20, 2017
Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay,  ayaa Doodaaasi Waxa ay ku saab ...
Cadaado Way foolaneysa qoraal xiiso badan
- Oct 20, 2017
Khilaafka Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa wali ka taagan magaalada Cadaado, Madaxweyne ku xigeenka, ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay waxa ay farmaajo isku hayaan
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ...
DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada
- Oct 20, 2017
Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee ...
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Xildhibaanada Labada Aqal
- Oct 20, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Maalinta Sabtida ah ee soo socota kulan ...
 
Advertisements