Daawo Midowga Yurub iyo Hay,ad Talyaani ah oo iskuul loo Dhisay Qaabsi...

Daawo Midowga Yurub iyo Hay,ad Talyaani ah oo iskuul loo Dhisay Qaabsi Casri ah ka Hirgaliyay Magal

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Mgaalada Hobyo ayaa Waxa laga Hirgaliyay Dugsi Hoose dhexe oo hab casri ah loo dhisay Waxaana Munaasabada Xarig Jarka iskuulkaasi ka Qayb Galay Masuuliyin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug oo uu ka Mid Yahay Wasiirka Waxbrashada Maamulka Galmduug iyo Sidoo kale Masuuliyin ka Socday Maamulka Hobyo.

Munaasaadaa Xarig jarka aya Waxaa Gob Jooga aha Bulshada Hobyo oo munaasadaasi qayb wayn ka Qaatay iyadoona dugsiga Hoose dhexe ee Hobyo laga Hirgaliyay uu Noqon doono mid Qaab casri ah u shaqyan doona

Hirgalinta Dhismaha iskuulkan ayaa Waxa iska Kaashaday Midowga Yurub iyo hay,ad Talyaaani ah oo Mashruucan Fulisay Waxana La Qorsheynaya in iskuulkaasi lagu Kordhiyo Qaybo Hor leh

Hoos ka Daawo Muqaalka

 

LEAVE A REPLY