Daawo Muqaal:-Gaalkacyo ma Ahan Sida Aad ka Aaaminsan tahay, isbadal ku Yimid...

Daawo Muqaal:-Gaalkacyo ma Ahan Sida Aad ka Aaaminsan tahay, isbadal ku Yimid Mudo Kooban

0
SHARE
Gaalkcyo waa Magaalo madaxda Gobolka mudug waana magaalo muddo badan Marti u noqatay Dagaalo Sokeeye oo in badan ku soo noq noqaday taasi oo keenaty in Bulsho badan oo kabarkacday magalada aysan dib ugu soo laban islamarkaana Dib udhacyo kale Duuwan la kulan tahay, balse waxaa hada ka muuqada Fifaalo nabadeeda wax ayna dhanka hormaraka la jaanqaadaysaa magaaloyin kale Madaama Bulshada Gaalkcyo ay muddoyinkii Danbe noqdeen kuwo dhexda uxirtay sidii ay nabad ku heli lahaan, Waxaana magalada laga hirgaliyay ururo
dhalinyaro oo ka shaqeeya is dhexgalka Bulshada Ku Wadda Nool Gaalkcyo iyo Bolis isku dhaf ah kuwaas oo ka qeyb qaato Nabada Galyada bulshada Gaalkacyo. Si looga hor tayo waxkasta oo lidi ku ah Nabada iyo Xasiloonida Bulshada Gobolka Mudug.
Hoos ka Daawo Muqaal iyo Warbixin Xiiso Badan

LEAVE A REPLY