Daawo Muqaal: Madaxweynaha Galmudug ooo dib ugu soo Laabtay Cadaado Shegayna Xiliga...

Daawo Muqaal: Madaxweynaha Galmudug ooo dib ugu soo Laabtay Cadaado Shegayna Xiliga Dakada Hobyo injineeradii dhisi laha ay Shaqo Bilabayan

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado  :  Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa maanta dib ugu soo labtay magaalada Cadaado Caasimada ku meel gaar ah ee Galmudug.
madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed xashi Cabdi xubnaha golaha wasiirada iyo mudanayaasha baarlamaanka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhawaan la magacaabi doono xubnaha Golaha wasiirada Galmudug si loo xoojiyo shaqada ka jirta deeganada Galmudug.

 Hoos ka Daawo Muqaalka

 

LEAVE A REPLY