Daawo Muqaal Nin Somali ah oo Aroos cajiib ah u dhigay Gabar...

Daawo Muqaal Nin Somali ah oo Aroos cajiib ah u dhigay Gabar ugandhes ah oo uu Guursaday ,Tvyada Calamka oo Baahiyay Muqaalka Madaxweynihii Hore ee Somaliya Xasan Sheikh Maxamud oo Arooska lagu Casumay

0
SHARE

Aroos Cajiib ah oo u Dhexeeya Nin Soomaali ah iyo gabar Ugandhees islamarkaana uu goob joog ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhacay dalkaas Ugandha.

Arooskaan oo ka dhacay magaalada Isingiro ee dalka Ugandha ayaa waxaa ku aqal galay haweeneyda lagu magacaabo Stellah Akatukunda iyo Odeygeeda Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xasan Shire oo ahaa Soomaali ku noolaa xaafada Shingaani ee magaalada Muqdisho asagoona uu ninkaas uu Arooskaas ka bixiyey in ka badan 20 neef oo lo ah, Arooskaan oo ay ka soo qeyb galeen marti sharaf badan ayaa waxaa ka mid ahaa Marti sharaftii lagu Casuumay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY