Daawo Sawirada Ciidamada isku Dhafka Galmudug iyo puntland ee Gaalkacyo oo loogu...

Daawo Sawirada Ciidamada isku Dhafka Galmudug iyo puntland ee Gaalkacyo oo loogu Deeqay Agab Muhim ah

0
SHARE

Mudoyinkii  Danbe waxaa waxaa hormat baxadle  laga samey Magalada  galkacyo ee Gobalka Mudug arintaan oo ay  Kashaqeyey Dhalin yaro iskood  isku  xil Qamay kana soo  Kala jedah Maamulada Putlaan iyoh Galmudug

Shalay ayey aheed markii Magalada Bartameheda  Dhalinyaro isa soo abaabushay   kuna bahoobay  madasha gobalka mudug ay  boqasha dhiira  galin ah usameeyen ciidamada polic isku Dhaf ah ee loo  Sameeyey magalada  Galkacyo  ee gobalka mudug.

Mid kamid ah Dhalinradii soo  abaabushay  Barnaamijka lagu dhiira  Galinahyeh Ciidanka isku dhafka oo lagui magacaabo  Mahad maxamuud sahal lana  hadlay hobyomedia.com  ayaa ushegay in ay Boo qashadooda ahed Dhiira galin  ay kasideen pulshada magalada ay ugu horeeyan dhalin yarada  waxa  uunah shegay in ay soo garsiiyen agabya  kala duwan oo ay  ubah naayen ciidankan

mahad  oo hadalkiisa sii watah ayaa ka dhawaajiyey in looga bahan yahay  pulshada  ka soo jedah  magalada galkacyo  in ay  karab istaagan ciidamadan cusub si  loga  gudboh dhiiga  marwalba maala yacniga ku  dadanah ,

Magalada galkacyo  waxa ay  caan ku tahay ganacsiga nuucyadiisa kala duwan ayadonah magalada ay  kaka arimiyaan maamulada galmudug iyoh putlaan walow mudoyinkii  danbe ay u istageen waxgarad ay hor bodahyaan dhalin yarada labada maamul kuna dadaalay isdhax galka pushada  somaliyed ee dagtah magalada galkacyo ee gobalka mudug

Image may contain: 11 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 10 people, people smiling, people sitting

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Image may contain: 15 people, people smiling, people standing

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

LEAVE A REPLY