Daawo Sawirada Diyraado Hordhac ah ,Sida Gar Gaar Bani-adanimo oo...

Daawo Sawirada Diyraado Hordhac ah ,Sida Gar Gaar Bani-adanimo oo ka Soo Dagay Galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska Adaado: Dhawan ayay ahayd Markii madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug ahmed ucaale Gelle Xaaf uu Muqdisho kulan kula Qaatay hay.adaha Qaramada Midoobay Waxana laga Wada Hadlayay Taakuleynta Shacabka Reer Galmudug ee Abarauhu ay Saameyyn

Ahmed Ducale Gellle Xaaf aya markii uu dib ugu Soo Laabtay Xarunta KMG Galmudug ee Cadaado Waxa uu shaca ka Qaaday in Galmudug ay Soo gaari Doonaan Diyaarad Sida Gar Gaar Bani adanimo Waxaana Dhawr Diyraadood oo hordhac ah ay ka Soo Dageen Magalada Cadaado ee Xarunta KMG galmudgu Waxana Diyaaradahasi ay Wadeen Gar Gaar mucawino ah oo ka Timid Hay,adaha  iyo beesha Calamka

Hadaba Diyradahan ka soo Dagtay ayaa Waxa ay Waday Raashin Waxana Raashinkaasi loo sii Gudbin doonaa Deganada Galmudug ee Abaruhu ay Sameyeen

kumanaan Qof oo ka Mida Dad Ku Nool Gobalada Mudug iyo Galgaduud Ayaa Waxa si Wayn u Saameyey Abaraha ku dhuftay  Qaybi ka Mida Gobalada Dalka  waxana Abaartaasi ay Galafatay Xoolo aad u badan iyadoona Dadkii reer miyiga ahaa ay ka soo Hayameen Degnadii ay ku Noolayeen Marki ay abaaruhu sii dabo dheratay

Hoos ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY