DAAWO SAWIRADA: Faah Faahino Suuqa ugu weyn magaalada Gaarisa oo gubanaya

DAAWO SAWIRADA: Faah Faahino Suuqa ugu weyn magaalada Gaarisa oo gubanaya

0
SHARE

Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in suuqa ugu weyn Magaaladaasi oo loo yaqaano Suuq Mugdi uu gubanaayo kadib markii uu dab qabsaday.

Dabka ayaa ku fidey qeybaha kala duwan ee suuqa, iyada oo la arkacayo holaca iyo qaaxa ka baxaya suuqa.

Qaar ka mid ah dadkii ganacsatada ayaa alaabahooda ka daad gureysanaya , iyada oo shaqaalaha dab-damiska ay usoo gurmadeen suuqa, islamarkaasina dhuumo biyo ah ay ku daminayaan dabka.

Dabkan ka kacay suuqa ayaa kusoo aadaya xili guddiga doorashooyinka Kenya ay shaaciyeen natiijada doorashooyin halkaasi ka dhacay oo lagu tartamayay xilal kala duwan.

LEAVE A REPLY