Daawo;- Sawirada Galmudug oo la Wareegtay Gadiid Logu Tala Galay in ay...

Daawo;- Sawirada Galmudug oo la Wareegtay Gadiid Logu Tala Galay in ay Ku Shaqeyaan Boliska Galmudug

0
SHARE

Taliyaha Boliska Somaliyeed oo ku Sugan Magalada Gaalkcyo Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) Ayaa Dowladda Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Ilaa Afar Gaari oo lagu Tal Galay in ay Ku Shaqeyaan Boliska Galmudug.

Munasabad Gadiid Lagu Wareejinayay ayaa waxaa Sidokale Goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku Xigeenada Maamulada Galmudug iyo Puntland C/xakiin cabdlaahi xaaji Camay iyo Maxmed xaashi carbay.
Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa Gawaaridaan ku wareejiyay Taliye Ku Xigeenka Boliska Galmudug Cabdi jamac Cabdile Xabeeb wuxuuna Taliyuhu dar,daaran Xoogan ujediyay Ciidanka Boliska Galmudug Cabdi jamac cabdilae Xabeeb Taliye Ku Xigeenka boliska Galmudug ayaa Saraakiishs Boliska Somaliyeed oga Mahad celiyay gadiidaan ay ku Warejyeen Asagona sheegay In Baahida Ciidnka Boliska Galmduug aysan aheyn mid Dabooli karta.

Halkaan ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY