Daawo Sawirada Raashin Mucawino ah looguna Talagalay Shacabka Galmudug ee Abaaruhu Sameyeen...

Daawo Sawirada Raashin Mucawino ah looguna Talagalay Shacabka Galmudug ee Abaaruhu Sameyeen oo Gaalkacyo la Keenay

0
SHARE

waxaa durba soo bilowday daabulkiisa dhanka Galmudug Gaar ahaan Bakhaaro Waa weyn oo ku yaal Gaalkacyo ayaa lagu dajinayaa maalinkii 4aad,

Inkasta oo aysan wali noo suurta galin inaan helno inta tan uu dhanyahay raashinkaan hadana marka la eega tirada raashinka ayaa umuuqda haddii si wanaagsan loo maamulo mid wax ku oo lama wax tar uleh qayb yar oo ka mid ah kumanaanka qoys ee ku abaaraysan guud ahaan deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa horay usheegay in gurmadyada iyo deeqaha macaawinada ah ee galmudug hesho loo maamuli doono wanaagsan laga gaarsiinayo guud ahaan deegaanada galmudug oo ay ragaadisay Abaarta.

Raashinkan aya Waxa  Soo Dhiibay Dowlada Turkiga iyadoona la Gaarsiin doono Deganada Maamulka Galmudug uu ka arimo waliba Deganada ay ka Jirto Abaartu

 

LEAVE A REPLY