Daawo Sawirada Wafdi ka Socda Dowlada Turkiga oo Gaalkacyo Soo Gaaray,iyago soo...

Daawo Sawirada Wafdi ka Socda Dowlada Turkiga oo Gaalkacyo Soo Gaaray,iyago soo arkay Goobaha la Geyay Rashinkii Turkiga uu Galmudug ugu Deeqay

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo : Wafdi ka Socda Dowlada Turkiga ayaa Soo Gaaray Mgaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mdug Waxaana Wafdigan ay ka Socdeen Dowlada Turkiga Gaar ahaan  Hay,adaha u Qaabilsan Gar gaarka Bani adanimada iyo Deeqaha

imaanshaha Wafdigan Gaalkacyo Ayaa Waxa ay ku Soo beegan Tay Xili Mgaalada Gaalkacyo la Keenay Raashin Mucawino ah oo Dowlada Turkiga ay soo Gaarsiiyay Maamulka Galmudug Waxan Raashinkan loogu Talagalay in  la Gaarsiyo Dadku ay Abaaruhu saameeyeen

Sidoo kale Wafdigan aya Kormeeray Goobaha Lagu Xareeyay Raashinka la Keenay Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo Waxana ay la Socon Doonaan Qaabka loo Qaybin doono Raashinkaasi

Degano Badan oo Soomaliya ka Tirsan Waxa si Wayn ugu Dhufutay Abaar Xoogan taa oo galafatay Dadka iyo duunyada , Abaarta Xoogeeda aya  Waxa ay si Wayn u Saameytay Bariga Gobalka Mdug iyo Sidoo kale Gobalka Galgaduud oo dhan  Reer Miyi Badan aya Ku Wayay Xoolahooda abarta Jirta Waxaase lahag Cabsi Qabaa in raashinkan la Musuq Maasuqo oo Qaab qaldan loo Maamulo

Xaquuqda Sawirada Waxa  leh :’Muhyadiin Abdi Mohamed 

Hoos ka Daaawo Sawirada 

 

LEAVE A REPLY