Daawo; Wafdi u Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliska Soamliya oo Booqday Saldhig ay...

Daawo; Wafdi u Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliska Soamliya oo Booqday Saldhig ay la hayeen Ciidanka Galmudug oo la Dajiyay Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo Puntland

0
SHARE

Wafdi uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed  Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid)  ayaa manta Kor meer ku tagay Saldhiga Shabeel Ee Galmudug Halkaasi oo La dajiyay Ciidanka Isku dhafka Bolisk Galmudug iyo Puntland kuwaas oo Malintii shalay Tababar Loogu Soo Gaban gabeyey Gaalkcyo.

 

Jen.  (Saacid)b ayaa Socdaalkiisa waxaa ku wehlinayay Madaxweyne Ku Xigenada Maamulada Galmudug iyo Puntland .Mamulada Gobolka iyo Degmada Sarakiishs Ciidanka labada dhinac iyo Qeybaha kale ee Bulshada

wafdigaan ayay soo indha indheyey Qebaha uu ka Koooban yahay Saldhiga Shabeel oo dhawaan oo Halkaasi ka Hirgaliyay Duqa Degmad Gallkcyo Ee Galmduug Xirsi Yusuf Barre

Waxaana Hada Saldhiga u Noqan Donaa Ciidan Isku Dhafka ee Loogu Tala Galay in Ay Ka Shaqeyaan Nabad Degmada Gaalkcyo iyo Deganad Kale ee Gobolka Mudug.

Halkaan ka Daawo Sawirada 

 

LEAVE A REPLY